Xog Cusub Dhageyso: labo kamid ah Maamul Gobaleedyada Somalia oo xariirka u...

Xog Cusub Dhageyso: labo kamid ah Maamul Gobaleedyada Somalia oo xariirka u jaraya Dowlada Farmaajo arinta Qalbi Dhagax awgeed

0
SHARE

iyadoo meel xasaasi ah uu marayo kacdoonka ka dhashay kiiska qalbi dhagax oo lagu wareejiyay dowlada itoobiya ayaa waxaa nasoo gaareysa xog kale oo xasaasi ah taasoo sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya uu culeys kaga imaanayo laba kamid ah Maamul gobaleedyada dalka.

illo xog ogaal ah oo ka tirsan Xafiiska R/wasaaraha dalka ayaa sheegaya in Maamul gobaleedyada kala ah Jubba-land uu hogaamiyo Axmed Madoobe iyo Maamul gobaleedka Galmudug uu hogaamiyo Xaaf in ay dowlada Soomaaliya ku cadaadinayaan in si degdeg ah gacanta cadowga looga soo saaro qalbi dhagax.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY