Daawo Sawirada +Akhriso: Maamulka Galmudug oo Xaqiijiyay in uu Geeriyooaday Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin

War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Bootaan Ciise Caalin oo ka mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraalka ayaa waxaa looga tacsiyeeyay Eheladii iyo dwoladda Federaalka Soomaaliya geeridii ku timid xildhibaanka.

Allaha u Naxariistee Bootaan Ciise Caalin ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii laga soo doortay deegaanada Galmudug waxa uuna xalay ku eegriyooday dalka India kadib xauun soo wajahay.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements