AKHRISO: Qodobada looga hadlaayo Shirka ka socda Madaxtooyadda ee dhax Maraya Madaxda...

AKHRISO: Qodobada looga hadlaayo Shirka ka socda Madaxtooyadda ee dhax Maraya Madaxda Qaranka iyo Madaxweynayaasha Dowlad Gobaledyada

0
SHARE

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka oo shalay uu shir uga furmay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda maanta waxa uu gelay maalinkii labaad.

Madaxda ayaa waxaa miiska u saaran qodobo ay ka mid yihiin xiriirka Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, amniga iyo sidii la isaga kaashan lahaa dagaalka ka dhanka ah ee ururka Al-shabaab.

Ajendaha Shirka

LEAVE A REPLY