Akhriso: Waraaqo Shegaya in Maxkamada Sare ee Dowlada Fadaraalka Soomaliya ay...

Akhriso: Waraaqo Shegaya in Maxkamada Sare ee Dowlada Fadaraalka Soomaliya ay Dacwo ku soo oogtay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf

0
SHARE

Warqado la helay aya Tilmamaya in Dacwad laga Gudbiyay madaxweynaha Dowla Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Gudoomiye ku xigeenka 1ad ee Barlmaanka galmudug  xareed cali xareed

wararka aya sido kale tilmamaya in maxkamada sare ee dowlada faradaalka soomaliya ay u yeertay masuulyiinta labada dhinac waxana dacwada ka gudbiyay sida la shegayo  cali gacal casir gudoomiyaha barlamanka galmudug oo wali ku jira xabsi guri

Dawacwada laga Gudbiyay Lbaada Masuul aya looga yeeay in maalinta arbacada ah ee 25 bishan ocktobar ay yimadan magaalada muqdisho

ma jiro ilo wareedyo xaqijinaya in warkan uu yahay mid saxan balse warqaahan aya la soo galiyay website

LEAVE A REPLY