DAAWO Full Video: Qaraxii Shacabka lagu Xasuuqay ee Muqdisho, Afar Walaal ah...

DAAWO Full Video: Qaraxii Shacabka lagu Xasuuqay ee Muqdisho, Afar Walaal ah oo dhintay, RW Kheyre &…

0
SHARE

Dad ka badan 50 qof ayaa dhintay tiro boqol ka badana dhaawac ayaa soo gaaray kadib qarax xoogan oo ka dhacay meel aan ka dheereyn isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho.

Ra’isul Wasaaraha DFS, Wasiirka arimaha gudaha, culimada Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si adag uga hadlay weerarkaas.

Muuqaalada lasoo duubay ayaa muujinaya in waxii ka dhacay Zoope ay ahaayeen masuq maasuq.

Dadka dhintay waxaa kamid ah Afar caruur oo walaalo ah, Arday, Odayaal, masuuliyiin iyo dad kale oo shacab ah.

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY