DAAWO: Ganacsata Caan ah Oo Lagu Xiray Magaalada Dhuusamareb

DAAWO: Ganacsata Caan ah Oo Lagu Xiray Magaalada Dhuusamareb

0
SHARE

Wararka ka imaanayo Magaalada Dhuusamareb ee Gobalka Galgaduud ayaa shegaya in Maamulka ahlusuna waljameeca ee halkaasi ka arimiyo uu xabsiga dhigay 9 qof oo kamid ah ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi.

Xariga ganacsatada ayaa salka ku hayo kadib markii maamulka ahlusuna waljameca uu dhawaan kuso rogay canshuur iney bixiyaan taasina ay ku adkaatay ganacsatada oo ay ka biya diiden xabsiga loo taxaabay.

Halkan Hoose Ka Daawo:

LEAVE A REPLY