Daawo-Gudoomiyaha Maxkmada Sare ee Galmudug Oo Ayidday Go’aannadii Xilalka Looga Qaaday Dhammaan...

Daawo-Gudoomiyaha Maxkmada Sare ee Galmudug Oo Ayidday Go’aannadii Xilalka Looga Qaaday Dhammaan Madaxdii Galmudug

0
SHARE

Maxkamadda Sare ee Galmudug waxay ku dhawaaqday in xilka qaadistii Madaxweynaha , Ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamanka ay dhamaan sharci aheyd.

Qoraal ay soo saartay Maxkamaddu ayaa arrintan lagu sheegay, go’aanka Maxkamadda ayaa ahaa mid aad loo wada sugayey inuu kala saaro labada dhinac ee is hayey, balse ugu danbeyn noqday mid meesha ka saaray xasaanada dhamaan madaxdii sare ee Galmudug ee is hayey.

Gudoomiyaha Maxkmada Sare ee Galmudug ayaa ku Dhawaaqay Go’aanka

LEAVE A REPLY