DAAWO: Magacyada iyo Sawirrada Qaar ka mid ah Dadka Wali la la’yahay...

DAAWO: Magacyada iyo Sawirrada Qaar ka mid ah Dadka Wali la la’yahay Kadib Qaraxii Zobe

0
SHARE

Gurmad-Qaran ayaa soo bandhigtay Magacyada iyo Sawirada Dad Wali la’yahay Kadib Qaraxii lagu dhamaaday ee 2 Maalin ka hor ka dhacay Isgoyska Zobe ee Magaalada Muqdisho.

Dadkan ayaa weli waxa baadi goob ugu jira Ehelkooda oo Nolol iyo Geeri ku la’a.

Hoos ka daawo Muuqaalka.

LEAVE A REPLY