DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Galmudug Xaaf “Soomaali way jabtay ee hala is kaashado

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Galmudug Xaaf “Soomaali way jabtay ee hala is kaashado

0
SHARE

Madaxweyanha Maamulka Galmudug Ahmed Ducale Gele xaaf aya Shegay in Somaliya xaal amni oo qatar ah ay ku sugan tahay  balse muhiimada ay tahay in la is kaashado si amniga wax looga qabto

waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday dhibaatooyin badan oo dalka ka dhacay mudo kooban waxana uu dowlada ugu baaqay in is kaashi la wada sameyyo  si looga wax looga wada qabto xaaladaha amni

LEAVE A REPLY