Daawo Sawirada : Banaanbax Xoogan oo ka Dhacay Gobolka Mudug

Daawo Sawirada : Banaanbax Xoogan oo ka Dhacay Gobolka Mudug

0
SHARE

Bahda waxbarashadda Magaalada Gaalkacyo ee maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta dhigay Banaanbax ballaaran oo ay ku dalbanaayeen in la joojiyo waxyaabaha Abuurikara in dagaal uu ka dhaco Magaalada Gaalkacyo.

Ardayda dugsiyadda waxbarashadda Koonfur iyo Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa socod ku maray wadooyinka Magaalada ,iyagoo wata Calanka Nabadda.

Mas’uuliyiinta degmada Gaalkacyo ayaa ka qeyb galay Banaanbaxa.

Dagaal Khasaare geystay ayaa ka dhacay Bariga gobolka Mudug, Bishii nasoo dhaaftay, waxaana la sheegay in ay xoogeysatay xiisadda u dhaxeysa labada maamul.

 

LEAVE A REPLY