Daawo Sawirada Muqtaar rooboow abuu mansoor oo la Sheegay in uu Booqday...

Daawo Sawirada Muqtaar rooboow abuu mansoor oo la Sheegay in uu Booqday Goobtii uu Qaraxa ka Dhacay

0
SHARE

Muqtaar rooboow abuu mansoor ayaa  booqday goobtii mashaqadu ka dhacday iyo Isbtitaalada isagoo u kuurgalaya xaaladda shacabkii Soomaliyeed eek u waxyeeloobay qaraxii dhawaan ka dhacay magalada Muqdisho

Shiikh Muqtaar rooboow abuu mansoor oo ay wehliyeen mas’uuliyiin iyo saraakiil ayaa tagay qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadka dhaawacyada qaba,wuxuuna Shiikha   dhiig u shubay dad Soomaaliyeed oo qaraxaasi dhibaato culus ka soo gaartay.

Isbitaalada waxaa yaala meydad iyo dhaawacyo aad u badan,sidoo kale waddooyinka iyo isbitaalada waxaa buux dhaafiyay dadweyne aad u farabadan kuwaasi oo qaar kood baadi goob ugu jira qaar kamid ah eheladooda oo la la’yahay halka qaarna ay halkaasi u tagayaan in ay gurmad sameeyaan.

 

LEAVE A REPLY