Daawo Sawirada: Wafdi ka Socad Qaramada Midobay iyo Madaxda Gobalka mudug oo...

Daawo Sawirada: Wafdi ka Socad Qaramada Midobay iyo Madaxda Gobalka mudug oo Kormeer ku tagay halka ay ka socoto Hawusha Dakada Hobyo

0
SHARE

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdi Rashiid Cartan ayaa gaaray Magaalada Hobyo.

Cartan ayaa halkaasi kula kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray Dhawaan.

Gudoomiyaha iyo wafdiga ayaa kulan ay qaateen kadib waxay kormeer ku mareen Deegaano Badan oo Hobyo Hoostaga.

Dhawaan ayay ahayd Markii Wafdi ka Socda  Qaramada Midobey ay Gareen Magalada Hobyo  lamana Oga Wax  yaaba rasmiga ah ee ay ka wada Hadlen Qaramada Midobay iyo Madaxda Gobalka Mudg

Hoos ka Daawo Sawirada

LEAVE A REPLY