DAAWO SAWIRRADDA: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Kismaayo

DAAWO SAWIRRADDA: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Kismaayo

0
SHARE

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa Goor dhow ka gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland, Xildhibaano iyo sidoo kale boqolaal ka mid ah Shacabka Jubbaland.

Maalinta Berri ah ayaa lagu waddaa Kismaayo in uu ka furmo Shirka maamul goboleedyadda.

 

LEAVE A REPLY