DAAWO+Warbxin:- Degmada Hobyo cagta Saartay wadadii Horumarka lagana hirgalshay….

DAAWO+Warbxin:- Degmada Hobyo cagta Saartay wadadii Horumarka lagana hirgalshay….

0
SHARE

Magalada Hobyo Ee Dhul Xebeedka Gobolka Mudug waa Magaalo Facweyn Islamaraakan dib udhacayo Kala Duwan la kulantay.

Tan iyo Markii Bulshada Degamadaas ay Heleen Mamul ay udhan yihiin waxaa si weyn Looga Dareemay Hormaro Dhanka Adeegyada bulshada Oo ay hirgaliyeen dadka Deeganka
Waxaa Maglada laga hirgaliyay Ciidamo ka qeyb qaata Amniga magalada Garoon Diyaradeeda Xarun Cafimaad Xarumo Waxbarasho oo dadka degaanka ay ka Faaidasteen. iyo Sidokale Xarunta Maamulka Degamada,Ayadoona Magalada Laga Hirgaliyay Mashaariic Hormarineed.

Gudomiyaha degmada Hobyo Cabdulaahi Axmed cali ayaa ka Warbixyay Hormarada kala Duwan oo xiligan laga dareemaayo Degmada Hobyo Asagoona Xusay In Didaal badan Ka Dib Ay ku Gulasteen Wax Weyn iska Badasho Muqaalka Maagalada Hobyo,  Wuxuuna Bulshada Degmadaas igu Baaqay in ay markasta ka shaqeyaan Hormarka Magaladooda.

HALKAAN KA DAAWO  MUUQAALKA WARBIXINTA.

LEAVE A REPLY