Dhagayso: Cabdi Qeyb-diid Oo Sir Banaanka Keenay & Hadalkii Yaabka Lahaa Ee...

Dhagayso: Cabdi Qeyb-diid Oo Sir Banaanka Keenay & Hadalkii Yaabka Lahaa Ee Ujeediyey R/W Kheyre

0
SHARE

Senetor Cabdi Xasan Cawaale (Qeyb-diid) ayaa waxa uu farta ugu fiiqay R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre inuu la yimaado Wasiiro Waxtar leh Ee Xukuumadiisa ah.

Cabdi Qeyb Diid Ayaa si gaar ah ula hadlay R/wasaare Kheyre islamarkaana soo jeediyey in xilka laga qaado Wasiir Xoosh Jibriil.

HOOS KA DHAGAYSO CODKA

LEAVE A REPLY