DHAGAYSO: Farmaajo Oo Habargidir Ka Codsaday Inay Soo Dhiibaan Siyaasi Caan Ah...

DHAGAYSO: Farmaajo Oo Habargidir Ka Codsaday Inay Soo Dhiibaan Siyaasi Caan Ah Si Xil Ugu Magacaabo..?

0
SHARE
Isku shaandheynta la sameenayo laamaha Amniga waxaa boos muhiim ah ka heli doona Siyaasiyiin qaarkood Xilalka ka heli doona Jagooyin Muhiim Ah.
 
Agaasimihii Hore Ee NISA Khaliif Axmed Ereg oo Beesha Habargidir Sacad kasoo jeeda ayaa laga yaabaa in mar kale uu kasoo muuqdo laamaha Amniga.
 
Khaliif Ereg ayaa la aaminsan yahay in Booska Amniga uu kaga fiican yahay Xubnaha hadda nabad gelyada loo xilsaaray inay hogaanka noqdaan.

Halkaan Hoose ka Dhagayso

LEAVE A REPLY