DHAGAYSO: Xildhibaan Mustafe Dhuxulow oo la Sheegay in uu Xiisad ka dhex...

DHAGAYSO: Xildhibaan Mustafe Dhuxulow oo la Sheegay in uu Xiisad ka dhex abuuray RW Kheyre & Beesha H/Gidir

0
SHARE

Kulan Xasaasi ah oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxa looga hadlay Siyaasada Cakiran ee ka jirta Gobollada Dalka.

Xildhibaano kasoo jeeda Habar Gidir,Murusade iyo Abgaal ayaa xaadiray iyadoo la isku raacay in Af Miishaarada Siyaasada kasoo horjeeda sida ay wax usocdaan lala dagaalamo si Caqliyan iyo Cilmi ku jiro.

Wararka waxaa ay sheegayaan in kulanka oo ka dhacay mid ka mid ah Hoteelada Xamar uu Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ka yiri Murusade waa kuwa dalka hadda Hogaamiya ,Xildhibaan Dhuxuloow oo ay isku jufo yihiin R/W Xasan Cali Kheyre iyo Xaaska Farmaajo oo Murusade ah waxay ka dhigan tahay in Awood Sheegashada ay dhinacaasi tahay.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY