Dhageyso Barlamanka Somaliya oo Madaxweyne Farmajo kula Taliyay in uu Xaliyo ,Xiisada...

Dhageyso Barlamanka Somaliya oo Madaxweyne Farmajo kula Taliyay in uu Xaliyo ,Xiisada Maamul Gobaledyada iyo Arinta Galmudug hadii kalena….

0
SHARE

Xildhibaan Muuse Axmed Ismaaciil oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay iney la fariisato maamul goboleedyada si meesha looga saaro is faham darida jirto.

Xildhibaanka ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay iney u aragto maamul goboleedyada kuwo u baahan kaliya in wixii ay tabanayaan lagala xaajoodo si looga fogaado kala fogaanshiyo iyo wixii lamid ah.

Sidoo kale wuxuu sheegay in is faham waa dhanka Dastuurka uu jiro, ayna isku qasan yihiin dhanka awoodda iyo cid walbo waxa ay xaqqa u leedahay.

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY