Dhageyso Cabdi Qaybdiid oo ku dhawaaqay Go,aan ka Dhan ah Dowlada Somaliya...

Dhageyso Cabdi Qaybdiid oo ku dhawaaqay Go,aan ka Dhan ah Dowlada Somaliya kadib Markii……

0
SHARE

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid  Guddoomiyaha guddiga dastuurka ee baarlamaanka ayaa sheegay guddiga madaxabanaan ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka  aaney berri ka qeyb-geli-doonin shirka dastuurka ee ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale tilmaamay in Shirkaasi ay wadato Wasaaradda dastuurka,islamarkaana aan laga talo galin.

Hoos ka Dhageyso Codka]

LEAVE A REPLY