Dhageyso Ciidamada Galmudug oo Raadinaya Shaqsiyaad kale oo Qaska Galmudug qayb ka...

Dhageyso Ciidamada Galmudug oo Raadinaya Shaqsiyaad kale oo Qaska Galmudug qayb ka qaatay(Aqriso Magacyadooda iyo Tirada dadka la radinayo)

0
SHARE

HM))Xafiiska gaalkacyo Wararkii ugu Danbeyay ee naga Soo Gaaraya Magalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka galmudug aya Waxa ay shegyaan in ciidamada nabad sugida Maamulka Galmudug ay raadinayan 4 ka mida dadka lagu edeynayo in ay ka danbeyeen qaska siyaasadeed ee haatan ka taagan  galmudug

labo ka mida aya ah sida xog ay heshay hobyomedia.com ganacsato kuwaasi oo ku sugnaa magalada cadaado waxana wararku ay shegyan in shaqsiyaadka la raadinayo qaarkood ay isaga baxeen magalada cadaado halka kuwo kalena ay wali ku sugan yihiin meelo ka mida cadaado iyadoona walio ciidanka ay ku raad joogan

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY