Dhageyso Ciidankii Dib loogu Celiyay gaalkacyo ,una Socday Kooxdii Madaxweyne Xaaf Xilka...

Dhageyso Ciidankii Dib loogu Celiyay gaalkacyo ,una Socday Kooxdii Madaxweyne Xaaf Xilka ka Qaaday oo laga Waramay Qaabkii sahlay in laga Hortago ciidankasi in ay qalalaaso Abuuraan

0
SHARE

Cabdi Xasan Cawalle Qeybdiid ayaa ka hadlay Ciidan dhawaan soo galay Cadaado , kadib markii  uu  ku soo laabtay Magaalada Cadaado ayaa waxa uu  sharaxay Ciidanka meelaha ay ka yimaadeen.

Waxa uu ka hadlay Xaqiiqda Jirta ee ku aadan Ciidanka Hubeysan kuwaasi oo magaalada ku sugnaa kuwaasi oo markasta iska soo horjeeda ,Isgoo hadalkiisa wata ayuu sheegay qaabka ay ugu suura gashay in arinta Xal waara ka gaaraan.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY