Dhageyso Dilal Qorsheysan oo ku Soo kordhay Magalada Gaalkacyo

Dhageyso Dilal Qorsheysan oo ku Soo kordhay Magalada Gaalkacyo

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Waxaa ku soo kordhay dilal qorsheysan oo ka dhaca magalada gaalkacyo

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa  Dil Ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,  Dhinaca maamulka Puntland, waxaana la sheegay in qofka la dilay uu ahaa qof Shacab ah.

Hoos ka Dhageyso Codka]

LEAVE A REPLY