Dhageyso : Farmaajo Oo Beesha Habar Gidir Kaga Farxiyey In Dable Ceydiid...

Dhageyso : Farmaajo Oo Beesha Habar Gidir Kaga Farxiyey In Dable Ceydiid La Dili Doonin

0
SHARE

Waa War Saameyntiisa dib laga ogaan doono hadii uu dhaqan galo marka loo Eego Sida dadka badankood isha ugu wada hayaan toogashada Lagu Fulin lahaa Dable Ceydiid.

Ceydiid ayaa bilo ka hor Maxkamad Dil ku riday iyadoo lagu Helay inuu ka dambeeyey Dilkii Bishii May 2017 ugeystay Wasiirkii Howlaha guud iyo Guryeynta Soomaaliya Cabaas C/llaahi Sheekh Siraaji.

HOOS KA DHAGAYSO XOGTA OO DHAN

LEAVE A REPLY