Dhageyso Ganacsade Liiban Shuluq oo dhwan ay xireen ciidanka Galmudug qaabkee loo...

Dhageyso Ganacsade Liiban Shuluq oo dhwan ay xireen ciidanka Galmudug qaabkee loo qabtay xog badan oo ku adan shaqsiyadkii la radinayay

0
SHARE

HM)_Xafiiska Cadaado L Dhawaan Ciidanka waxa ay xireen ganacsade Liiban Shuluq oo ka Mida Ganacsatada Galmudug waxana Ciidanka ay xireen xili uu soo gaaray Magalada Cadaado

Waraysiyo badan kadib aya la sii dayay balse Warar dherad ah aya ka soo baxaya qaabkii loo qabtay waxaja liban shuluq uu shegay in madaxweyne xaaf uu yahay mdaxweynihii hote e galmduug xilkana laga qaaday waxana uu shegay in jirdil loo gaystay hanti badana ay ka maqan tahay

Hoos ka Dhageyso Codka]

LEAVE A REPLY