DHAGEYSO: Guddoomiye C/xaashi oo si kulul uga hadlay khilaafka DFS iyo maamul...

DHAGEYSO: Guddoomiye C/xaashi oo si kulul uga hadlay khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada

0
SHARE

Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda dowlad Goboleedyada iyo hoggaanka Sare ee dalka.

Waxa uu sheegay in waqtigaan loo baahan yahay in Madaxda dowlad goboleedyada iyo Madaxda dalka in khilaafkooda Siyaasadeed xal ka gaaraan isla markaana ay midoobaan.

 Tani ayuu sheegay in ay meesha ka saareyso in cadawga Soomaaliya uusan ka faa’iieysan khilaafka u dhaxeeya labada dhinac.

hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY