Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Galmudug Xaaf uu ka jeediyay Shirka Muqdisho iyo Arimo...

Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Galmudug Xaaf uu ka jeediyay Shirka Muqdisho iyo Arimo Xasasi ah oo uu so Hadal Qaaday

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale ayaa Khudbad ka jeediyay Shirka Muqdisho.

Xaaf ayaa sheegay in somalida baaba.day isla markana uusan arkin waligeed ilaa inta somaliya uu u soo joogay.

Waxa uu sheegay in loo baahanyahay in isbadal feecan lala yimaado si loo gaaro isbadal dhab ah.

Isagoo hadalka sii wata ayuu sheegay in maanta loo baahanyahay gunta dhiisha leskaga dhigo.

LEAVE A REPLY