Xalay Fiidkii waxaa Muqdisho soo gaaray Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey, Gudoomiyaha Baarlmaanka Galmudug iyo labadiisa ku xigeen kadib markii uu u yeeray madaxweyne Farmaajo.
Mark hore Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in Madaxda dowladda ay u yeertay balse aysan cadeyn Karin sababta waxyaabihii ka soo baxana ay soo gudbin donaan.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Galmudug ay leedahay Dastuur oo Madaxda kala saarayo, sidaas darteedna ay waansgan tahay in dadka ishaya ay dastuurka ku kal baxaan cid diideysanaya aysan jiri Karin
Dhanka kale Madaxweyne ku xigeenka Gallmudug Maxamed Caashi Cabdi ayaa isna sheegay in Muqdisho ay u yimadeen Shaqo yar oo dhanka Maamulka ah isla markaana dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga yeertay Muqdisho.
Hoos ka dhageyson Codka