DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigenka Galmudug Carabey oo ku eedeeyey madaxweynaha Puntland inuu faragelinayo...

DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigenka Galmudug Carabey oo ku eedeeyey madaxweynaha Puntland inuu faragelinayo Galmudug isagoo wali ku jira Xabsi guri

0
SHARE

HM_Xafiiska Cadaado Madaxweyne ku xigenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa ku eedeeyay Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland in ay faragalin ku hayaan maamulka Galmudug sida uu sheegay

Maxamed Xaashi Carabey aya Waxa uu shegay in Madaxweynaha Maamulka Puntland uu si toos ah u faro Galiyay siyasada Galmduug isagoona arintaasi ku tilmaamay mid xad Gudub ah oo wax u dhimaysa wada jirka Mamaulka galmudug

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo wali Xabsi guri ah aya loo fasaxay  in uu Saxaafada la hadlo oo Kaliya waxana arintan fasaxaada ay timid kadib markii gudigii ka socday dowlada somaliya ee wada hadalka iyo xalinta khilaafka galmudug u jogay cadaado ay ka codsadeen madaxweynaha maamulka galmudug iyo laamaha amaanka in madaxda loo fasaxo taleefanada si eheladooda ay ula hadlaan

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY