Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Cod dheer kula Hadlayay Shaqsiyaadka loo soo adeegsaday...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Cod dheer kula Hadlayay Shaqsiyaadka loo soo adeegsaday burburinta Maamulka Galmudug

0
SHARE

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug mudane Axmed Geele Ducaale Xaafoo ku sugan magaalada  Cadado ee xarunta kumeel gaarka ah ee Galmudug. aya si toos ah u weeraray dadka loo adeegsanayo bur burinta maamulka Galmudug kuwaasi oo ku sugan magaalada cadaado

Madaxweyne Xaaf, ayaa sheegay in reer Galmudug looga baahan yahay inay Magaalada Cadaado ka nadiifiyan waxa uu ku sheegay masaska iyo halaqyada dhex jiifa, haddii kalena ay lumi doonaan.

Madaxweyne Xaaf ayaa sidoo kale weerar culus ku qaaday madaxda dowlada madaxweynaha iyo Ra`isall wasaaraha

Halkaan Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY