Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya isagoo...

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya isagoo ka hadlay waxa ay farmaajo isku hayaan

0
SHARE

Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ugu qabtay ayaa dalbaday in la wada hadlo isla markaana Midnimada dalka laga Shaqeeyo.

Mudane xaaf,ayaa sheegay in isaga oo ka jawaabaya hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in cadawga loo midoobo in isagu uu diyaar u yahay waxwalbo islamarkaana uu wadahadalo la geli doono dowladda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in isaga kal hore uu sheegay in inta l isku mashquuli lahaa ay wansgan tahay in hareeraha la iska fiiriyo si aan looga faa’iideysan.

Hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY