Senator muuse suudi yalaxow oo ka tirsan baarlamaanka aqalka sare ee dalka ayaa markii ugu horaysey ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka aloosan deegaanada deegaanada galmudug
Muuse suudi ayaa sheegay in dawlada fadaraalka soomaliya ay ku howlan tahay duminta dawlad gobaleedka galmudug oo ay dhismihiisa juhdi badan ku bixisay dawladii hore ee soomaaliya
Waxa uu sheegay in aysan jirin cid xilk ka qaadi karta madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf uuna yahay madaxweynaha sharciga ah ee ka jira galmudug
Hoos Ka Dhageyso Codka Muuse Suudi Yalaxow