DHAGEYSO: Odayashii Hawiye ee soo dhisay Galmudug oo Muqdisho kulan isugu yimid...

DHAGEYSO: Odayashii Hawiye ee soo dhisay Galmudug oo Muqdisho kulan isugu yimid iyagoo Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay galmudug burburinayso

0
SHARE

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa kulan ku yeeshay Qaar ka mid ah xildhibaanada Labada Aqal ee ka soo jeeda degaanada Galmudug iyo Ergooyinkii soo dhisay maamulkaas.

Kulanka ayaa ujeedkiisa wuxuu ahaa sidii looga arrinsan lahaa xaalada maamulka Galmudug oo la ogyahay in khilaaf uu ka dhexjiro Madaxda Sare ee maamulka Galmudug.

Kulanka kadib qaar ka mid ah Ergooyinka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa ay Dowladda Federaalka ku eedeeyeen in ay masuul ka tahay xaalada siyaaseed ee ka taagan degaanada Galmudug, ayna ku mashquulsan tahay duminta maamulka.

Hoos  Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY