Dhageyso Qudbadii Madaxweyne Xaaf uu Goordhaw ka jeediyay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha...

Dhageyso Qudbadii Madaxweyne Xaaf uu Goordhaw ka jeediyay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Hirshabelle oo Jowhar lagu Qabtay

0
SHARE

Magaalada Jowhar oo maanta lagu Qabtay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Mamaulka Hirshaballe ayaa Munaasada Caleema Saarka Waxa  Qayb Galay  Ra,iisul Wasaraha Dalka , Gudoomiyaha Aqaka Sare Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Koofurgalbeed, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland iyo Sidoo kale Wakiilo ka Socday Beesha Calamka

Madaxweynaha Maamulka galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Munaasada Caleema Saarka Madaxweynaha hirshaballe Qudbad Xasaasi ah ka Jeediyay Waxana uu ka Hadlay arimo Badan

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY