Dhageyso Qudbadii madaxweyne Xaaf uu ka Jeediyay markii u Kismaayo Maanta Gaaray...

Dhageyso Qudbadii madaxweyne Xaaf uu ka Jeediyay markii u Kismaayo Maanta Gaaray isagoona is wayn u dhaliilay dowlada somaliya

0
SHARE

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay la heshiiso maamulka Galmudug.

Waxaa uu sheegay in Galmudug ay difaac kaga jirto dowladda Soomaaliya,maadaama uu sheegay in faragelin lagu sameeyay ,Waxaa uu ugu baaqay dowladda Soomaaliya wadahadal si xal looga gaaro dhibaatada ka dhex jirta dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sidoo kale xusay in dowladda Soomaaliya ay ku mashquushay maamulada ,islamarkaana ay kasoo jeesatay dagaalka Al-Shabaab ,Danaha umadda Soomaaliyeed ayuu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir looga wada shaqeeyo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY