DHAGEYSO:-Raashin Deeq Ah Oo Loo Waday Dad Shacab Ah Oo Ku Nool...

DHAGEYSO:-Raashin Deeq Ah Oo Loo Waday Dad Shacab Ah Oo Ku Nool Degano Hoos Taga Galmudug Oo La Leexsaday

0
SHARE

Deeq raashin ah oo loogu tala galay dad ku nool magaalada caabudwaaq ayaa la leexsaday sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dadka deegaanka .

deeqdan raashinka ah waxaa loogu tala galay inay lagu caawiyo dadkii ay abaartu dhaafisay xolihii waxaa leexsaday ama dhacay dad ka soo jeeda caabudwaaq.

HOOS KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY