Dhageyso Shir jaraidka ee Madaxweyne Xaaf uu cadado ku qabtay isagona qudbadisii...

Dhageyso Shir jaraidka ee Madaxweyne Xaaf uu cadado ku qabtay isagona qudbadisii ku weeraray madaxweyne farmaajo

0
SHARE

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib shir uu uga soo qeybgalay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dalka ay ka jirto dhibaato.

Waxa uu Xaaf sheegay in dad aan  talin jirin ay taliyeen, dadkii talin jirayna ay tageen waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dowladda dhexe ayuu sheegay iney usoo qoreen talooyin dowladdana ay ka rajeynayaan iney talooyinkaasi qaadato.

Arbacadii shalay, Kismaayo waxaa lagu soo gabagabeeyay shir Saddex cisho magaaladaasi uga socday madaxda maamul goboleedyada, waxaana ay kasoo saareey war-murtiyeed ka kooban 16 qodob.

Halkaan hoose ka dhageyso

LEAVE A REPLY