Dhageyso :Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake oo...

Dhageyso :Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake oo Saxaafada la hadlay

0
SHARE

 Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake ayaa Waxa uu la Hadlay Saxaafada waxana uu ka Waramaya sida uu arko xilkan ay u doorteen Dadka ku abtirsada Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaarke

Dhawaan ayay Ahyd Markii Suldaankan ay Beeshaasi u Calaeema Saarteen in uu Noqdo Suldaanka Beesha Reer hilowle Gaar ahaan Rer Sharmaarke  Waxana Munaasabadii lagu Caleema Saaray Horay ka  Qayb Galay Odayaal, iyo Sidoo kale Waxgaradka ku  abtirsada Beeshaasi

Suldaanka Beesha Reer hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaarke Suldaan  Cabdulaahi Siciid Gacmodheere aya Waxa uu ka Hadlaya Shaqada loo dhibay iyo sida uu ua rko

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY