Dhageyso:-Wadahadalo U Bilaawday Madaxda Iskhilaafsan Ee Maamulka Galmudug . iyo Warar cusub oo ku soo kordhay

Shalay geleinkii dambe ayaa waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa ka bilaawday wadahadalo u dhaxeeya Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ku xigeenkiisa iyo sidoo kale gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen.

Xildhibaan Caasho Maxamuud Warsame Beyraqo oo lagu warestay Barnaamijka Wareega Wararka ee ka baxa Radio Dalsan ayaa sheegtay in wadahadaladaas ay yihiin kuwo Gooni Gooni ah kuwaas oo ka socda Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaaladaa Cadaado.

Waxa ay sheegtay in ay rajo wnaagsan ka qabto in khilaafka u dhaxeeya Madaxda Galmudug ay xal ka gaari doonaan, maadaama haatan si iskood ah ay u wada kulmayaan ,Xaaf ayaa horay u sheegay in Maamulkiisa ay faragelin ku hayaan Madax ka tirsan xukuumadda Soomaaliya balse ay xildhibaanada qarkood sheegeen in ay xilkii ka qaadeen walow uu weli sheegayo in uu yahay Madaxweynaha Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

 


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Xaasid iyo Hud Hud Dadku Ay Moog Yihiin ayaa Hor Taagan Dekeda iyo horumarka Hobyo W/Q: Abawaanad Sahra Daahir Mire 
- Feb 22, 2018
     Nin daalka kaa badan oo daalinaa jira. Wixii bulshadayada ka khaldan waa waajib ...
Daawo Sawirada Qoysaska Danyarta ah ee ku Soo Barakacay Hobyo oo Helay Fursadoyin Muhiim ah
- Feb 22, 2018
Iyadoo Magaalo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ay ku nool yihiin Boqolaal Qoys oo ...
Baarlamanka Somalia oo Sharci ku Tilmaamay canshuurta Iibka ee Wasaaradda Maaliyadu soo kordhisay iyo Wasiirka Maaliyada Somaliya oo laga Cabsi Qabo in uu is Casilo (Akhriso)
- Feb 22, 2018
Guddiyada Baarlamanka Somalia u qaabilsan Maaliyada iyo ganacsiga ayaa sharci daro ku tilmaamay canshuurta ...
DAAWO VEDIO; Qodobo Xasaasi ah oo laga soo saaray shirkii Amniga Galmudug oo 3-maalin ka socday Dh/mareeb
- Feb 21, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug waxaa lagu soo gabeeyay shirka Amniga degaanada Galmudug, ...
Akhriso Xubno ka Tirsan Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya oo Arimo Muhiim ah u Joogay Galmudug Maxaa u Qabsoomay
- Feb 21, 2018
Wadahadaladaan Dib u heshiisiinta ah ee lagu dhex dhexaadinayo Dhinacayada  Beeloku dagaalamay  Deegaano ka tirsan ...
Daawo Sawirada Ra,iisul Wasaare Kheyre , Madaxweyne Xaaf iyo Masuuliyiin Kale oo Qeyb Galay Salaadii Janaasada Ee Marxuum Nabadoon Axmed Diiriye Afhayeenkii Odayaasha Beelaha Hawiye
- Feb 21, 2018
Masuuliyiin uu ka mid ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa ka qeyb ...
Dhageyso Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Dagaaal shabab looga Xoreyn Doono Xarardhere iyo Degano Kale
- Feb 21, 2018
Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in shirkii looga hadlayay ...
Ra’isul Wasaare Kheyre oo qaabilay Soomaalidii dhowaan dowladu ka soo qaaday Liibiya (Daawo Sawirro)
- Feb 21, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan soo dhawayn ...
Shirkii Amniga Galmudug Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Dhuusamareeb iyo Qodobo laga Soo Saaray
- Feb 21, 2018
Shirkaan looga hadlayey Amniga Deegaanada Galmudug, ayaa lagu Soo gabagabeeyey Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimada ...
Dhageyso Deganada Godad, Jeexdin iyo Gacmo Fale oo Wafdi ay Tageen Kadib ,Markii Warar kaa duwan laga Helay
- Feb 20, 2018
Mas’uuliyiinta  oo uu hor kacayo Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Pro. Sonkor Jaamac Geyre ayaa ...
Dhageyso Xubno ka Socday Jaaliyadaha iyo Siyaasiyin oo Mashaariic Horumarined iyo Qalab Muhiim ah Gaarsiiyay deegaanada Af-barwaaq , Budbud iyo Xingod,
- Feb 20, 2018
HM_Xafiiska Gaalkacyo   Xubno ka Socday Jaaliyadaha Dowad Gobaeedka Galmudug, Odayaal. Siyaasiyiin , iyo Xubno  ...
Daawo Sawirada: Saraakiil ka Socota Qaramada Midobay oo oo gaaray Caasimada Galmudug
- Feb 20, 2018
Saraakiil ka socota Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo talaado ah waxa ay gaareen Magaalada ...
Dhageyso Odayaal Beleedyo ka Hadlay Xiisad Dagaal oo ka Tagan Degano wali Lahan Shaheeda ay ku Muran San Yihiin Galmudug iyo Puntland
- Feb 20, 2018
Nabadoon Siciid Nuur Xirsi oo kamid ah waxgaradka degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa ...
Faah Faahino ku Saabsan Afhayeenkii Odayaasha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye oo Goordhow Geeriyooday
- Feb 20, 2018
Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka tirsanaa waxgaradka ugu caansan beelaha dega Koonfurta iyo ...
Sheeko Dad Badan ka Yaabisay oo Sweden si wayn looga Hadal Hayo taa oo ku sabsan Nin Sawir lala fajacay u diray haweeney ka tirsan Baarlamanka Sweden
- Feb 20, 2018
Jariidada thelocalsweden ee ka soo baxda dalka Sweden ayaa qortay dhacdo yaab leh oo ...
 
Advertisements