Dhageyso Warar Shegaya Hub ay aasteen Hogaamiyaal Dowlada ka Tirsan oo dib...

Dhageyso Warar Shegaya Hub ay aasteen Hogaamiyaal Dowlada ka Tirsan oo dib loo soo Bixiyay lana Soo Galiyay Magaalada Muqdisho

0
SHARE

Hogaamiyaal badan ayaa hubkooda meelo qaas ah ku xareystay waxii ka dambeeyay  markii uu bilowday howlgalkii la dagaalanka Hubka sharci darada ah ee magaalada Muqdisho.

Dowlada Soomaaliya ayaa qorshaha hubka dhigista ugu talagashay iney ku sugto amaanka magaalada Muqdisho, waxaase la aamisan yahay in amaanka masuuliyiin badan uu cabsi galay kuwaa soo hubkooda xoog looga qaaday.

Qorshaha Hub Uruurinta waxaa iska lahaa R/wasaare Xasan Cali Kheyre balse sidii la rabay uma dhaqan gelin  ,Senetor Muuse Suudi Yalaxoow ayaa hor usheegay inay Hubkooda kusoo duugteen Sh/Dhexe  meelo gaar ah islamarkaana mar kale ku celiyey,inay Hubkooda Dawlada Oo qaab Beeleed udhaqmeysa sida uu warka uyiri.

hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY