Dhageyso Warar Shegaya Xabad Madfac oo la Shegay in ay ka...

Dhageyso Warar Shegaya Xabad Madfac oo la Shegay in ay ka Soo Dhacday Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo oo dad ku dishay Waqooyiga Gaalkacyo ee puntland

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo hooyo 80 jir aha oo madfac laga soo tuuray dhanka galmudug ku geeriyootay kadib markii uu ugu tagay hoygii ay kunooleed  Xabada aya la Shgey in ay ahayd Mida  Quriga Suuga ah sida dadka deganka ay shegeen . 

 Burhaan Jaamac  oo ah Wilka ay ayeeyada u ahayd Marxuumada dhibatay aya waxa uu shegay in ay wada fadhiyeen marka xabadu ay guriga kor ay uga soo dhacday  waxana uu tilmamay in xabada ay ka soo dhacday dhanka koonfurta gaalkacyo 

Ma jiro ilo wareedyo rasmi ah oo xajinaya in xabadasi dhankagalmudug ay ka soo dhacday marka laga reebo hadalka burhan oo shegaya in dhanka galmudug ay xabadasi ka soo dhacday 

Hoos ka Dhageyso Codka 

 

LEAVE A REPLY