DHAGEYSO WARBIXIN:- 63-Sanno oo maanta laga joogo markii la sameeyay Calanka Baluuga...

DHAGEYSO WARBIXIN:- 63-Sanno oo maanta laga joogo markii la sameeyay Calanka Baluuga ah.

0
SHARE

Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u eg samada xiddigta Shan geesoodka ahna ku leh bartamaha waa Calanka kaliya ee loo aqoonsanyahay Jamhuuriyadda Federalka Somalia.

Warbixintan waxaa inooga diyaariyay Wariyaheena Feysal C/laahi Maxamuud.

LEAVE A REPLY