Dhageyso Xildhibanadii mucaaradka ku ahaa Madaxweyne Xaaf oo war Xasasi ah ku...

Dhageyso Xildhibanadii mucaaradka ku ahaa Madaxweyne Xaaf oo war Xasasi ah ku Dhawaaqay

0
SHARE

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay degmada Cadaado ayaa sheegay hadal ka nixiya madaxweyne Xaaf.

Xildhibaannadan oo ahaa kuwii horey u sheegay iney xilka ka qaadeen Xaaf ayaa waxay iska diideen fasax u gudoonka barlamaanka Galmudug geliyey barlmaanka.

Waxay sheegeen ineysan joogin mel la isku fasaxo, waxaana ay tilmaameen iney doonayaan iney si xowli ah u shaqeeyaan.

Xildhibannadan ayaa tilmaamay iney u taallo shaqooyin ay kamid tahay sidii ay usoo dooran lahaayeen madaxweynaha cusub ee Galmudug una diyaarin lahaayeen Caleema saarkiisa.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY