Dhageyso Xildhibanadii Xaaf Xilka ka Qaday oo iska indho tiray Hadalkii odayasha...

Dhageyso Xildhibanadii Xaaf Xilka ka Qaday oo iska indho tiray Hadalkii odayasha Beesha Saleman ee aha in cadado aan Doorasho lagu Qaban karin ,iyagona ku Dhawaqay Xiliga ay qabanayan Doorashada Madaxweynaha Galmudug

0
SHARE

HM_Xafiiska Cadado : Xildhibaanadii Dhawaan Xilka ka Qaaday Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Kulan xasaasi Yeeshay , Waxana ay Shegeen xilka ay dhacayso Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug

Xildhibanada aya waxa ay doorteen Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha Maamulka Galmudug waxana ay Shgeen in 25 Bishan ay dhacayso Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ,

Odayasha Beesha Salemean aya  sheegay in Cadaado aan lagu Qaban Karin Doorashada Madaxweynaha MaamulkaGalmudug inta laga Xalinayo khilaafka Maamulka Galmudug taa oo dhabar jab ku ah xildhibanadii xaaf xilka ka qaadya oo agaasimayay doorashada madaxweynaha maamulka galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY