Dhageyso Xog Hoose oo shegaya in la wado Mooshin ka dhan ah...

Dhageyso Xog Hoose oo shegaya in la wado Mooshin ka dhan ah madaxweyne farmajo iyo cumar cabdirashiid oo dhankiisa la shegay in uu…..

0
SHARE

Warar la Helay aya Tilmaamaya Qorshooyin ka dhan ah dowlada Farmaajo taa oo ay wadaan siyaasiyiin caan ah oo xilal sar sare ka soo qabtay somaliya

qorshaha aya la shegaya in looga gon leeyahay in la fashiliyo dowlada farmaajo uu hogamiyo oo hada cadaadis badan kala kulmaysa shacabka kadib markii ay soo baxeen dul duleelo kala dun tan   iyo markii dowlada somaliya ay qalbi dhagax ku wareejiyay dowlada ethopia

barnamijkan aya la shegaya in si hoose uu u horkacayo ra,iisul wasaarihii hor eee somaliya cumar cabdi rashiid

hoos ka dhageyso codka

 

 

LEAVE A REPLY