Dhageyso:DFS oo Markii ugu horeysay ka hadashay Midowga Maamul goboleedyada, Arinta Galmudug & Qaxootiga Yurub

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Faarax Juxa ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadlay caqabadaha dowlada Soomaaliya ka haysta maamul goboleedyada.

Khudbad uu ujeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Finland ayuu Wasiir Juxa sheegay in dowladu ay isku dayayso iney wax dhisto laakiin ay jiraan dhibaatooyin xoogan.

Waxaa uu si gaar ah uga hadlay arimaha Galmudug oo si weyn wax looga weydiiyay, shirka Kismaayo iyo arimaha federaalka,Wasiir Juxa ayaa dhanka kale ka hadlay arimaha qaxootiga Soomaaliya ee Yurub ku sugan iyo hadii ay dowlada Soomaaliya dalbatay in dib loogu soo celiyo.

HOOS KA DHAGEYSO  HADALKA WASIIR JUXA


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Kooxdii ka soo horjeeday Madaxweyne Xaaf oo dib u dhigay Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug
- Oct 21, 2017
War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa ...
Dhageyso :Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake oo Saxaafada la hadlay
- Oct 21, 2017
 Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake ayaa Waxa uu la ...
Dhageyso Qaylo Dhaan ka Soo yeertay Maamulka Degamada Budbud ee Galmudug
- Oct 21, 2017
Gudoomiyaha Deegaanka Budbud Ee Gobalka Mudug Maxamed Axmed Kulanayaa Ka warbixiyay Xaalka Nololeed ee ...
DHAGEYSO: Odayashii Hawiye ee soo dhisay Galmudug oo Muqdisho kulan isugu yimid iyagoo Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay galmudug burburinayso
- Oct 21, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa kulan ku yeeshay Qaar ka mid ah ...
Dhageyso Faah Faahino Tirada Guud Dhimasho iyo Dhawac Qaraxii soobe , Wada dhawacyada la geeyay iyo sababta qaraxa xogtiisa aan wali loo helin
- Oct 21, 2017
Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Caawa booqday Goobtii uu qaraxa ka dhacay ...
Daawo Sawirada: Wafdi ka Socad Qaramada Midobay iyo Madaxda Gobalka mudug oo Kormeer ku tagay halka ay ka socoto Hawusha Dakada Hobyo
- Oct 20, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdi Rashiid Cartan ayaa gaaray Magaalada Hobyo. Cartan ayaa halkaasi kula kulmay ...
DHAGEYSO: Ra,iisul Wasaare Khayre oo sheegay Sabtida wixii ka dambeeya dalka inuu galayo xaalad Dagaal
- Oct 20, 2017
a’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wuxuu sheegay Dowladda Federaalka marnaba ...
Daawo Dooddii Ugu Adkayd oo Gacan qaad ku dhawaatay, Qaraxii Zoobe, Shirkii kismayo & Qodobo kale
- Oct 20, 2017
Dooddii Ugu Adkayd oo Gacan qaad ku dhawaatay,  ayaa Doodaaasi Waxa ay ku saab ...
Cadaado Way foolaneysa qoraal xiiso badan
- Oct 20, 2017
Khilaafka Madaxda dowlad goboleedka Galmudug ayaa wali ka taagan magaalada Cadaado, Madaxweyne ku xigeenka, ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya isagoo ka hadlay waxa ay farmaajo isku hayaan
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ...
DHAGEYSO: Guddoomiye C/xaashi oo si kulul uga hadlay khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada
- Oct 20, 2017
Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee ...
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray Xildhibaanada Labada Aqal
- Oct 20, 2017
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Maalinta Sabtida ah ee soo socota kulan ...
Dhismo iyo dayactir laga bilaabay Wadada laamiga ee ku bur buray qaraxii Zoobe (Sawirro)
- Oct 19, 2017
Waxaa durba  dhismo iyo dayactir ka bilowday wadada laamiga ee ku bur buray qaraxii ...
Dowlada Somaliya oo jartay Kaalmadii Lacageed ee ay siin jiray Galmudug iyo Maamulka Galmudug oo si Kulul Uga Hadlay
- Oct 19, 2017
Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay ka jareen maamulkooda ...
Wasaarada Amniga oo Shaqooyin ka banaan
- Oct 19, 2017
Ujeeddo: Fursado Shaqooyin Banaan. Wasaaradda Amniga Gudaha XFS waxay soo bandhigaysaa shan fursadood oo shaqo ...
 
Advertisements