Faah Faahin Weerar ka Dhacay Suuqa Gaalkacyo iyo tirada Dadka ku Dhawacmay .

HM__Xafiiska gaalkacyo Kooxo Hubaysan aya Waxa ay Weerar ku so Qaadeen Suuqa Magalada Gaalkacyo waxana  Weerarkaasi ku dhawacmay dad shacab ah oo ahaa gaancsato iyo sido kale Qaar ka Mida ilaalada Suuqaasasi

Weerarkan aya Waxa uu ka Dhacay Suuqa Ariga ee Bartahama Gaalkacyo Kasi oo u Dhaw Labada dhinac ee Gaalkacyo Halka ay iska Galaan , Waxana Sidoo kale Weerarkan Qayb ka ahaa Bobka kuwa gacanta  laga Tuuro oo ay adeegsanayen Kooxihii Weerarka Soo Qaaday

inta la Xaqijiyay ku Dhawaad ilaa 4 ruux aya weerarkasi ku dhawacmay kuwasi oo isgu jira gaancsato iyo sidoo kale waardiyaha Suuqaasi sida ay inoo xaqijyeen ilo Wareedyo Muhiim ah oo aanu xirir la Sameynay

Goobta uu Weerarka ka Dhacay .

Suuqa Ariga oo ah Goobta uu Weerarka ka Dhacay aya Waxa uu u dhaw Yahay Halka ay  iska Galaan Lbada Dhinac ee Gaalkacyo oo ay ka kala arimiyaan maamulada Galmudug iyo Puntland Waxana Suuqaasi ku wada Ganacsada Ganacsato labada dhinac inkastoo Suuqa uu qiyaas ahaan soo xigo Dhanka Maamulka galmudug

Suuqa aya Waxa uu leeyahay Ciidamo Gaar ah oo ilaaliya suuqaasi xiliga Habeenkii ah Waxana ciidankaasi mushaarkooda Bixiya ganacstada iyadoona Wixi ka Danbeya Saacada Soomaliya Xiliga Salaada Maqrib uu yahay Suuqaasi Gabi ahan mid xiran waxana ku sugan wixii xiliga ka danbeya ciidamo ilaaliya suuqaasi

weerarkan cida ka danbeyas ilaa hada si rasmi ah loma xaqijiin Waxana Wearka kooxihii soo Qaaday  iska caabiyay ciidanka suuqasi

Sikastaba arintan aya waxa ay ku soo beegantay xili bariga gobalka mudug ay ka soo cusboonaadeen shaqaaqooyin ami dari oo dhax mara Xoolo Dhaqatada Labada Dhinac ee Galmudug iyo Puntland

Wixii Warar ah oo ku Soo kordha Kala Soco Hobyomedia.com

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

(Sawiro+Faah-Faahin Dab Qasaare Hantiyeed Gaystay Oo Qabsaday Mid Ka Mid ah Dhismayaasha Ugu Caansan Dhanka Gaalkacyo ee Galmudug
- Nov 22, 2019
HM__Xafiiska Gaalkacyo :Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed Ayaa Saqdii dhexe Ee Xalay Abaaro 12:45 ...
Akhriso QM oo war Culus ka soo Saartaz Khilaafka u dhaxeya Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada
- Nov 22, 2019
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay ...
DEG DEG: Kulankii Muxaadarada uu Sheikh Umul ku qaban lahaa Muqdisho oo baaqday + Sababta
- Nov 22, 2019
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inuu baaqday ...
Natiijooyin hordhac ah oo laga helayo baaritaanka xabadii dishay Elmas Elman
- Nov 22, 2019
Waxaa soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan halka ay ka timid xabadii ...
Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)
- Nov 22, 2019
Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku ...
Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
 
Advertisements