Madaxweyne xaaf oo Qaadacay ka Qayb Galka Shir ka Furmi laha Muqdisho,iyo...

Madaxweyne xaaf oo Qaadacay ka Qayb Galka Shir ka Furmi laha Muqdisho,iyo Wafdighii Galmudug oo shirka aan ka baaqday

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf aya diiday in uu ka qayb galo shir ka furmi laha magalada muqdisho kaasi oo looga hadli laha arimaha dastuurka dalka

arintan aya waxa ay qayb ka tahay khilaafka u dhaxeya dowlada somaliya iyo maamulka galmdugu waxana sidoo kale shirkasi diiday in ay ka qayb galan dowlad gobaledyo kale oo ku fikir ahaa maamulka galmudug taasi oo kentay in dowlada somaliya ay shirkaasi dib u dhigto

wafdi galmudug ay u diri lahyd shirkaasi aya ka baqqday in ay ka qayb galan iyago shegay in siyaasada dowlada somaliya ku dhisan tahay oo kaliya bur burinta maamulka Galmudug

Shirkan oo 2 maalin socon lahaa ayaa sidoo kale waxaa qaadacay maamul goboleedyada dalka ka jira, taasi oo dhaawici doonta qabsoomidda shirka.

Dhammaan hey’adaha qaadacay shirka waxaa ay ku doodayaan in shirkan ay wadato wasaaradda dastuurka, isla markaana aan laga talo-gelin dadka iyo hey’adaha ay khuseyso.

LEAVE A REPLY