Odayasha Beelaha Hawiye oo ka Shiraya Go,aanka Farmaajo iyo Kheyre iyo Qorshha...

Odayasha Beelaha Hawiye oo ka Shiraya Go,aanka Farmaajo iyo Kheyre iyo Qorshha ay Galmudug ka Damacsan Yihiin(Xog Muhiim ah )

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho : Tan iyo Markii ay soo bilowdeen Qalalaasaha Siyasadeed ee Deganada Galmudug waxa Magalada Muqdisho ka Dhacayay Kulamo Hoose oo ay yeelanayan Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Sidoo kale Xildhibaanada Hawiye ee ku jira Dowlada Fadaraalka Soomaliya Gaar ahaan kuwa ka Soo Jeeda Deganada Maamulka Galmudg

Qorshaha kulamadas aya Waxa ay ahaayeen kuwo Xal loogu Raadinayo Xisada Siyaasadeed ee ka Taagna Deganada Maamulka Galmudug , Waxana Arimahasi lagu edeynayaa in ay Qayb wayn ka Yihiin Qalalaasahasi Madaxweynaha  Dowlada Fadaralka Soomaliya iyo Sidoo kale Ra,iisul Wasaraha Dowlada Somaliya

Kulamadan aya la Shegaya in Odayasha Hawiye ay ka Soo Saari donaan  Goaaamo kale oo ku adan Xiisada Siyaasadeed  iyo Sidii xal logu Heli lahaa

Wali ma jiro wax war  intaasi ka badan oo ka soo Baxay kulamadasi waxana ay ka socanayan kulamadaasi mid ka mida Hoteelada Mgaalada Muqdisho

Madaxweyne Xaaf ayaa isku dayaya sidii wax looga qaban lahaa Siyasada Kacsan ee deganada Maamulka Galmudug, Waxaana Jira dadaal uu madaxweyne xaaf ku doonayao in uu la hadlo Maamulka ahlusna iyadoona wafdi hoose oo ka socda mamulka galmudug ay wali k sugan yihiin deganada ahlusunna

Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala Soco hobyomedia.com

 

LEAVE A REPLY