Roobab Saacadihii la soo Dhaafay ka Da’ay Gaalkacyo ,Ceelgula iyo Degano...

Roobab Saacadihii la soo Dhaafay ka Da’ay Gaalkacyo ,Ceelgula iyo Degano Kale

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo : Roobab lagu Diirsaday aya Sacadihii u Danbeyay ka Da’ayay magalada Gaalkacyo iyo sidoo kale degano dhawr ah oo hoos yimada waxana roobabkan ku diirsaday dadka iyo duunyada

wariyaasha hobyomedia.com oo la xiriiray deganada celgula , xeero dhagaxley iyo tuulooyinka u dhaw dhaw aya waxa ay  shegayaan in robabkan ay biyo dhigeen wadooyinka degnadaasi sida dadka deganka ay u xaqijiyeen warbaahinta hobyomedia.com

magaalada gaalkcyo aya si wayn roobabkan ay uga da,een waxaana magalada gaalkacyo  ay tahay jawigeeda mid  dagan

degano dhaw ah oo hoos yimada  gobalka mudug aya waxa ka jiray abaaro iyo biyo la,an xoogan waxanaa  dadka reer miyiga ah degno badanoo gobalka mudug hoos  yimada ay uga qaxeen abaaro iyo biyo la,aan kadib markii roobab aysan ka da,in in mudo ah

 wxii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY