Safaaarada Turkiga oo shaacisay in mudo 3 bari ah Calanka turkiga...

Safaaarada Turkiga oo shaacisay in mudo 3 bari ah Calanka turkiga Hoos loo dhigay kadib Weerarkii Dadka Badan ay ku dhinteen ee Muqdisho

0
SHARE

Safaarada Turkey ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow ku dhawaaqday iney calankeeda hoos udhigtay taas oo qeyb ka ah baroor diiiq ka dhaqan galeysa guud ahaan Soomaaliya.

Ku dhawaad 230 qof ayaa dhimatay halka ilaa 250 kalana ay ku dhaawacmeen qaraxii Zoope ee loo adeegsaday gaari tareelo ah.

War kasoo baxay safaarada Muqdisho ayaa lagu sheegay iney la tiirsaan yaysan yihiin waxii ka dhacay isgoyska Zoope.

HOOS ka Akhri Warka Safaarada kasoo baxay

LEAVE A REPLY